Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin degmada Waajid ee gobolka Bakool. Weerarka ayaa la sheegay in uu ku bilowday madaafiic iyo hubka culus oo Al Shabaab ku garaaceen saldhiga Milatari, waxaana markii dambe halkaasi ka bilowday dagaal … Continue reading Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya